VOA Somali
287 subscribers
Verified ChannelAbout VOA Somali
Waa Channel-ka rasmiga ah ee Laanta Af-Soomaaliga ee VOA.
Similar Channels
Swipe to see more
Posts
https://www.voasomali.com/a/7988441.html Follow VOA Somali WhatsApp 👉https://bit.ly/4azCAue
https://www.voasomali.com/a/7988554.html Follow VOA Somali WhatsApp 👉https://bit.ly/4azCAue
https://www.voasomali.com/a/7989798.html Follow VOA Somali WhatsApp 👉https://bit.ly/4azCAue
Nin ku nool magaalada Shanghai ayaa lumiyay ku dhawaad 200,000-yuan (qiyaastii $28,000) kadib markii lagu khiyaameeyay xiriir jacayl oo been abuur ah, ayada oo la adeegsanayo gabar lagu sameeyay garaadka macmalka ah (AI), sida ay warisay warbaahinta dowladda Shiinaha Arbacadii. Kooxda khiyaanada sameysay ayaa adeegsaday software AI ah si ay u abuuraan muuqaallo iyo sawirro si dhab ah u eg gabar dhallinyaro ah, iyagoo iska dhigay qof aan jirin oo lagu magacaabay "Ms. Jiao," sida uu sheegay taleefishinka dowladda ee CCTV. Dhibbanaha, oo magaciisa lagu sheegay Mr. Liu, ayaa u wareejiyay lacag gaareysa $28,000 akoon banki oo uu u haystay inuu yahay midka saaxiibtiisii internet-ka, kadib markii kooxdu ay adeegsadeen sawirro been abuur ah si ay ugu qanciyaan in "gabadha" ay u baahan tahay dhaqaale si ay ganacsi u furato, iyo in ay ehelkeeda ka caawiso kharashaadka caafimaadka. Faah-faahinta: https://bit.ly/43en45w Follow VOA Somali WhatsApp 👉https://bit.ly/4azCAue

https://www.voasomali.com/a/7988436.html Follow VOA Somali WhatsApp 👉https://bit.ly/4azCAue
https://bit.ly/3QyaB4W Follow VOA Somali WhatsApp 👉https://bit.ly/4azCAue
https://bit.ly/41xiIF3 Follow VOA Somali WhatsApp 👉https://bit.ly/4azCAue
https://www.voasomali.com/a/7989797.html Follow VOA Somali WhatsApp 👉https://bit.ly/4azCAue
https://www.voasomali.com/a/7988440.html Follow VOA Somali WhatsApp 👉https://bit.ly/4azCAue