Refugee.Info Soomaali  WhatsApp Channel

Refugee.Info Soomaali

20 subscribers

About Refugee.Info Soomaali

Refugee.Info waxa uu kula wadagaya maclumad ku aadan magangelyada iyo adeegyada ee qaxootiga Gariiga πŸ‘‰ Booqo https://greece.refugee.info πŸ‘ La soco RI Facebook: www.facebook.com/refugee.info πŸ’¬ Kusoo dir fariin WhatsAPP: https://wa.me/+306945526320 Haddii aad la kulantay wax anshax daro ah ama dhibaatayn intii aad ka heleysay adeegyadeena, fadlan haga laba labayn inaad soo dirto foom cabasho ah si aan u fiirino xaaladaas.” https://bit.ly/3YqaRrL

Similar Channels

Swipe to see more

Posts

Refugee.Info Soomaali
Refugee.Info Soomaali
2/26/2025, 5:12:31 PM

πŸ“’ Cusboonaysiin muhiim ah ee barnaamijka Refugee.Info Laga bilaabo Maarso 1st, 2025, Refugee.Info waxay u baahan doontaa inay hoos u dhigto barnaamijka. Waxaan kaga jawaabi doonaa oo kaliya oo ku bixin doonaa macluumaadka Ingiriisi, Carabi, Faransiis, iyo Farsi. Kani wuxuu ahaa go'aan adag ee kooxda RI, waxaana rabnaa inaan kuu xaqiijino inaan sii wadi doono dadaalkeena si aan u siino macluumaadka la isku halayn karo oo cusub kuwa u baahan. πŸ’¬ Wali waxaad fariin noogu soo diri kartaa Messenger iyo WhatsApp si aad u caawiso. πŸ”” Nagala soco Facebook iyo Instagram πŸ”— Booqo shabakadayada si aad u hesho macluumaadka iyo adeegyada laga heli karo Giriiga πŸ‘‡ https://greece.refugee.info/so In kasta oo aanan awoodin in aan kaga jawaabno Soomaali, Yukreeniyaan, ama Urduuga, macluumaadka luqadahaan ayaa wali laga heli doonaa mareegahayaga. πŸ’™ Waanu ka mahadcelinaynaa fahamkaaga iyo taageeradaada. Ballanqaadkayaga ah bixinta macluumaadka muhiimka ah ayaa weli ah mid xooggan!

Image
Link copied to clipboard!