
Refugee.Info Soomaali
February 26, 2025 at 05:12 PM
📢 Cusboonaysiin muhiim ah ee barnaamijka Refugee.Info
Laga bilaabo Maarso 1st, 2025, Refugee.Info waxay u baahan doontaa inay hoos u dhigto barnaamijka. Waxaan kaga jawaabi doonaa oo kaliya oo ku bixin doonaa macluumaadka Ingiriisi, Carabi, Faransiis, iyo Farsi.
Kani wuxuu ahaa go'aan adag ee kooxda RI, waxaana rabnaa inaan kuu xaqiijino inaan sii wadi doono dadaalkeena si aan u siino macluumaadka la isku halayn karo oo cusub kuwa u baahan.
💬 Wali waxaad fariin noogu soo diri kartaa Messenger iyo WhatsApp si aad u caawiso.
🔔 Nagala soco Facebook iyo Instagram
🔗 Booqo shabakadayada si aad u hesho macluumaadka iyo adeegyada laga heli karo Giriiga 👇
https://greece.refugee.info/so
In kasta oo aanan awoodin in aan kaga jawaabno Soomaali, Yukreeniyaan, ama Urduuga, macluumaadka luqadahaan ayaa wali laga heli doonaa mareegahayaga.
💙 Waanu ka mahadcelinaynaa fahamkaaga iyo taageeradaada. Ballanqaadkayaga ah bixinta macluumaadka muhiimka ah ayaa weli ah mid xooggan!