VOA Somali

2.9K subscribers

Verified Channel
VOA Somali
January 28, 2025 at 05:20 PM
Dowladda Soomaaliya ayaa kireystay shirkad fadhigeedu yahay Washington DC oo xiriir la leh madaxweynaha Mareykanka Donald Trump si looga hortago in Trump uu mar kale ciidamada Maraykanka ka soo saaro Soomaaliya. Dhamaadkii bishii November ee sannadkii hore, Safiirka Soomaaliya ee Washington Dahir Xasan Carab ayaa heshiis hal sano ah oo dhan $600,000 la saxiixday shirkadda BGR Group, oo ah shirkad ay aasaaseen saraakiil iyo qareenno Jamhuuriyin ah. Faah-faahinta: https://bit.ly/3EfmfPr Follow VOA Somali WhatsApp 👉https://bit.ly/4azCAue

Comments