✝️Kaniisada Soomaalida🇸🇴
✝️Kaniisada Soomaalida🇸🇴
February 1, 2025 at 12:29 PM
Shalom walalayaal malin wanagsan🙏🏻🩵 Markaasaa Ciise wuxuu ku yidhi, Shayddaan yahow, bax, waayo, waa qoran tahay, Waa inaad caabuddo Rabbiga Ilaahaaga ah oo waa inaad isaga keliya u adeegto.--MATAYOS 4:10

Comments