
✝️Kaniisada Soomaalida🇸🇴
20 subscribers
About ✝️Kaniisada Soomaalida🇸🇴
Kusoo Dhaawada Kaniisada Soomaalida, Waxaan Idiinkusoo Gudbindoonaa Halkan Casharo Maalinle Ah. Wixii Suaalo Ahana Nalasoo wadaaga. Barakooba!
Similar Channels
Swipe to see more
Posts

Shalom walalayaal maalin wanagsan🫶🇸🇴✝️❤️ Rabbiga wuxu yeri lafarxa kuwa faraxsan. ❤️💞🇸🇴ciid wanagsan walalaha musliminta


Shalom walalayaal malin wanagsan❤️✝️🇸🇴 Waxaan Rabbiga ka odhan doonaa, Isagu waa magangalkayga iyo qalcaddayda Oo waa llaahayga aan isku halleeyo. Waayo, wuxuu kaa samatabbixin doonaa dabinka ugaadhsadaha, lyo belaayada aad u xun. Sabuuradii 91:2-3


Shalom walalyaal maalin wanagsan💞✝️🇸🇴 Laakiin waxaa barakaysan indhihiinna, waayo, wax bay arkaan, iyo dhegihiinna, waayo, wax bay maqlaan.--MATAYOS 13:16


Shalom walalayaal axad wanagsan🇸🇴💞✝️ Mid kasta oo hadalka boqortooyada maqla oo aan garan, waxaa u yimaada kan sharka leh oo ka dhifta wixii qalbigiisa lagu beeray. Waa kan kii jidka geestiisa lagu beeray.--MATAYOS 13:19


Shalom walalayaal maalin wanagsan❤️✝️🇸🇴 Markaasaa Ciise ku yidhi, Waad i aragtay, taas aawadeed ayaad rumaysatay. Waxaa barakaysan kuwa aan i arag ee rumaystay.--YOOXANAA 20:29


Shalom walalayaal maalin wanagsan❤️🇸🇴✝️ Ilaah intuu dunida jacayl u qabay ayuu siiyey Wiilkiisa keliya oo dhashay in mid kastoo isaga rumaystaa uusan lumin laakiinse uu lahaado nolosha weligeed ah.--YOOXANAA 3:16


Shalom walayaal axad barakeeysan✝️🇸🇴❤️ Rumeeysadka waa tiirka wax walba oo larabo lagu garo. Laakiin Ciise intuu ku soo jeestay oo arkay, ayuu wuxuu ku yidhi, Gabadhay, kalsoonow; rumaysadkaaga ayaa ku bogsiiyey. Oo naagtii baa saacaddaas bogsatay.--MATAYOS 9:22


Shalom walalayaal malin wanagsan❤️🇸🇴✝️ Waxaa barakaysan kuwa xaqnimada aawadeed loo silciyo, waayo, boqortooyada jannada iyagaa leh.-- Waad barakaysan tihiin goortii laydin caayo, oo laydin silciyo, oo wax walba oo xun oo been ah laydinka sheego aawaday.-- Farxa oo reyreeya, waayo, jannada abaalgudkiinnu waa ku weyn yahay, waayo, sidaasay u silcin jireen nebiyadii idinka horreeyey.-- Matayoos 5:10-12


Shalom walayaal maalin wanagsan💞✝️🇸🇴 Waayo, wuxuu kaa samatabbixin doonaa dabinka ugaadhsadaha, Iyo belaayada aad u xun.--SABUURRADII 91:3


Shalom walalayaal maalin wanagsan🥰💕 Anigu waxaan ahay geedka canabka ah oo runta ah; Aabbahayna waa beerfalaha.--YOOXANAA 15:1
