
✝️Kaniisada Soomaalida🇸🇴
February 10, 2025 at 05:05 AM
Shalom walalayaal malin wanagsan💖🇸🇴✝️
Waayo, Rabbigu wuxuu leeyahay, Anigu waan garanayaa fikirrada aan idiinku fikiro, waana fikirro nabadeed, oo ma aha kuwa masiibeed, si aan ugudambaystiinna rajo idiin siiyo.--YEREMYAAH 29:11

🙏
2