
✝️Kaniisada Soomaalida🇸🇴
February 21, 2025 at 07:35 AM
Shalom walalayaal maalin wanagsan💕
Kii cadhada u gaabiyaa waa garasho badan yahay; Laakiinse kii degdeg u cadhoodaa nacasnimuu sarraysiiyaa.--MAAHMAAHYADII 14:29

❤️
🙏
2