
✝️Kaniisada Soomaalida🇸🇴
February 23, 2025 at 10:29 AM
Shalom walalayaal axad barakeysan🇸🇴✝️💕
Kii miskiinka dulmaa wuxuu caayaa Kan sameeyey, Laakiinse kii ka baahan u naxariistaa wuu murweeyaa.--MAAHMAAHYADII 14:31

❤️
1