
✝️Kaniisada Soomaalida🇸🇴
June 1, 2025 at 02:22 PM
Shalom walalayaal malin wanagsan❤️🇸🇴✝️
Waxaa barakaysan kuwa xaqnimada aawadeed loo silciyo, waayo, boqortooyada jannada iyagaa leh.--
Waad barakaysan tihiin goortii laydin caayo, oo laydin silciyo, oo wax walba oo xun oo been ah laydinka sheego aawaday.--
Farxa oo reyreeya, waayo, jannada abaalgudkiinnu waa ku weyn yahay, waayo, sidaasay u silcin jireen nebiyadii idinka horreeyey.--
Matayoos 5:10-12

❤️
1