
✝️Kaniisada Soomaalida🇸🇴
June 8, 2025 at 11:30 AM
Shalom walalayaal axad wanagsan🇸🇴💞✝️
Mid kasta oo hadalka boqortooyada maqla oo aan garan, waxaa u yimaada kan sharka leh oo ka dhifta wixii qalbigiisa lagu beeray. Waa kan kii jidka geestiisa lagu beeray.--MATAYOS 13:19
