
✝️Kaniisada Soomaalida🇸🇴
June 15, 2025 at 07:34 AM
Shalom walayaal axad barakeeysan✝️🇸🇴❤️
Rumeeysadka waa tiirka wax walba oo larabo lagu garo.
Laakiin Ciise intuu ku soo jeestay oo arkay, ayuu wuxuu ku yidhi, Gabadhay, kalsoonow; rumaysadkaaga ayaa ku bogsiiyey. Oo naagtii baa saacaddaas bogsatay.--MATAYOS 9:22
